Qalbigayga profile
Habeenkii aan kugu fakiraa ilaa iyo maalinkii. dhawaaqa codkaaga waa janada aduunyadeyda
Waan guursaday, adna waad baxday. Waxaad tirtirtay Discord, waxaana igu hadhay 19 daqiiqo oo codkaaga ah.
Marnaba kuma illaawi dooni. waxaad ahayd jacaylkaygii kowaad. Qalbigeyga waa meel uu jacaylkaagu ku noolaan doono weligiis.
Mahadsanid wax walba. Waxaan rajeynayaa inaad farxad hesho.
Waa ku jeclehe, waligeyna waan ku jeclaan doonaa.